Maqaayadaha Muqdisho oo maalmahan Suuq fiican helay & Sababta ka dambeysa

Gabi ahaan Magaalada Muqdisho ayaa waxaan ka soo dagin maalmihii la soo dhaafay dayuuradihii Qaadka ka keeni jiray dalka Kenya ka dib markii dowlada federaalku soo rogtay amar dalka looga joojinayo duulimaadyada caalamiga ah muddo 15 cisho ah, si looga hortago cudurka Coronavirus ee caalamka sida xoogan ugu faafaya. Masuuliyiinta shirkadaha dayuuradaha rakaabka ah iyo … Continue reading Maqaayadaha Muqdisho oo maalmahan Suuq fiican helay & Sababta ka dambeysa